Mindanao

Ka Wikipedia

Mindanao waa mid ka mid ah saddexda kooxood ee jasiiradaha ugu waaweyn Filibiin. Waa jasiirada ugu weyn koonfurta Filibiin, waana jasiirada kaliya ee Filibiin ku taal oo ay ku nool yihiin dad badan oo Muslimiin ah.

Khariidad muujinaysa Mindanao oo casaan ah.