Mineo

Ka Wikipedia

Mineo - Xerada qaxootiga ee ugu weyn Yurub waxay ku taallaa magaalada Mineo (Cara di Mineo), oo ku taal jasiiradda Talyaaniga ee Sicily (Talyaaniga). Kumanaan muhaajiriin ah oo ka kala yimid in ka badan 40 waddan sida Eratareya, Nayjeeriya, Soomaaliya, iyo Suuriya ayaa u qaxay xerada iyagoo magan -galyo doon ah.