Jump to content

Mississauga

Ka Wikipedia

Mississauga waa magaalada labaad ee ugu weyn magaalada Toronto, iyo kan lixaad ee ugu weyn Kanada. Magaaladu waxay leedahay dad gaaraya 721,599.[1]

Aerial View of Downtown Mississauga
France