Miyeon
Appearance
| Cho Mi-yeon | |
|---|---|
| Ku dhashay | January 31, 1997 Incheon, Koonfur Kuuriya |
| Shaqada | Idol |
| Sanadaha Shaqada | 2018–hada |
| Saxiixa | |
| Xirfad muusik | |
| Nooca fanka | |
| Qalabka | Cod |
| Calaamadaha | |
| Falalka la xiriira | |
| Korean name | |
| Hangul | |
| Hanja | |
| Revised Romanization | Jo Mi-yeon |
| McCune–Reischauer | Cho Miyŏn |
Cho Mi-yeon (Kuuriya: 조미연; dhashay Janaayo 31, 1997), Si gaar ah loogu yaqaanno Miyeon, waa heesaa iyo atariisho Koonfur Kuuriya ah. Iyadu waa xubin ka mid ah kooxda gabadha (G)I-dle iyo waxay ka dhawaajisay Ahri ee kooxda gabdhaha K-pop K/DA.