Montreal
Jump to navigation
Jump to search
Montreal (Montréal) waa magaalada saddexaad ee ugu weyn Kanada. Waa magaalada ugu weyn adduunka looga hadlo Faransiiska kadib Paris. Magaaladu waxay leedahay tiro dad ah 1,604,694, degaanka iyo agagaarkeedu waxay leeyihiin dad tiradoodu tahay 3,998,927. [1]. Montreal waa magaalo Canadian ah oo xafiiltamaan Toronto, magaalada ugu weyn dalka. Waxay ku taal gobolka Quebec.