Mouni Roy
Appearance
| Mouni Roy | |
|---|---|
Roy ee 2018 | |
| Ku dhashay | 28 September 1985[1][2] |
| Heerka Aqoonta | Miranda House, Jaamacadda Delhi |
| Shaqada |
|
| Sanadaha Shaqada | 2006–hada |
| Xaasaska | Suraj Nambiar (g. 2022) |
Mouni Roy (dhashay 28 Sebteembar 1985) waa atariisho Hindi ah, heesaa, iyo moodel, taasoo inta badan ka shaqeysa filimada Hindiga iyo telefishinada.[3] Sanadkii 2007 ayay ka soo shaqeysay talefishin ayadoo doorkisa Krishna Tulsi ee Kyunki Saas Bhi Kabhi Bahu Thi ee Star Plus. Ka dib markii ay soo bandhigtay dhowr taxane oo kale, waxay heshay doorkeeda caanka ah ee Devon Ke Dev...Mahadev ee Life OK 2011 taas oo ay ku ciyaartay Sati.[4]
Roy waxa ay noqotay mid ka mid ah atariishooyinka ugu mushaharka badan ee taleefishinada iyada oo sawirtay Shivanya, oo ah qaab beddela mas Naagin 1 (2015–16) ee Colors TV.[5]
Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Mouni Roy's birthday celebration". Lehren. Times of India. 29 September 2015. Retrieved 3 March 2016.
- ↑ "WATCH: Mouni Roy celebrates birthday with boyfriend Mohit Raina and Naagin co-actors". Times of India. 28 September 2016. Retrieved 2 July 2017.
- ↑ "Mouni Roy's birthday celebration". Lehren. Times of India. 29 September 2015. Retrieved 3 March 2016.
- ↑ "WATCH: Mouni Roy celebrates birthday with boyfriend Mohit Raina and Naagin co-actors". Times of India. 28 September 2016. Retrieved 2 July 2017.
- ↑ "Mouni Roy's Insane Net Worth Is Making Us Scream 'Naagin Paise Gin Gin Gin Gin Gin Mar Gai'". www.mensxp.com (in Indian English). 29 January 2020. Retrieved 20 February 2021.