Muranka Waqooyi Korea Gantaal

Ka Wikipedia

Muranka Waqooyi Korea Gantaal. Tijaabadii missle ee Kuuriyada waqooyi dhanka badda, dalal badan ayaa ka soo horjeeda dhisitaanka millatari ee woqooyiga korea, tirinta sida koonfurta korea iyo japan waxay ka soo horjeedaan tijaabooyinka.

Kuuriyada Koonfureed iyo Kuuriyada Waqooyi oo dagaal ku jiray tan iyo 1950 -meeyadii, woqooyiga korea oo ay taageerto shiinaha waxay samaysay tijaabooyin misle iyadoo digniin xadidan laga leeyahay badda u dhow koonfurta korea iyo japan oo aan lahayn wada hadal dhexmara wadammada.

Taageero waqooyi Korea[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sido Kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]