Mustacsim bilaah
Appearance
Abuu Cabdil-Majiid “mustacsim bilaah” Cabdullaahi bin mansuur mustansir bilaah (afka carabiga: أبو عبد المجيد "المستعصم بالله" عبد الله بن منصور المستنصر بالله ), wuxuu ahaa kii ugu dambeeyay khulafada cabaasiyiinta ee baqdaad, wuxuu taliyay intii u dhaxeesay 1242 ilaa 1258, hawlaakuu oo wata tataarka ayaa ku duulay baqdaad oo dudunshay waxa oona dilay dad kor u dhaafaya Hal milyan oo ku juro mustacsim bilaah
| Mustacsim bilaah المستعصم باللّٰہ | |||||
|---|---|---|---|---|---|
| Khaliifka islaamka Amirul Mu'miniin | |||||
Diinaar soo baxay xiligii mustacsim bilaah | |||||
| Khaliifkii u dambeeyay ee khulafada cabaasiyiinta baqdaad | |||||
| Xilka | 5 Diseembar 1242 – 20 Fabraay 1258 (15 sano 2 bil 15 maalin) | ||||
| Ka horeeyay | Mustansir bilaah (Baqdaad) | ||||
| Ku xigay | Mustansir labaad (qaahiro) | ||||
| Dhashay | 1213 Baqdaad | ||||
| Dhintey | 20 Febraayo 1258 (da'da 46) | ||||
| Ku aasan | Baqdaad | ||||
| Consort |
| ||||
| |||||
| Saldanad | Abbasid | ||||
| Aabo | Mustansir bilaah | ||||
| Hooyo | Haajara[2] | ||||
| Diinta | Sunni Islam | ||||