Jump to content

Muuse baale

Ka Wikipedia

Muuse baale waa ardaa kamida beelaha baalayaasha ee cismaan yoonis kana tirsan qabiilka Reeryoonis ee habar jeclo

Waa beel ku caana dhanka culumada waxa kasoo jeeda sheekhal baladki togdheer ee sheekh cali warsame sidoo kale wiilkisa dr xasan sheekh cali warsame