Reeryoonis
Reeryoonis ayaa degan buqdharkayn sidoo kale caynabo ayey degaan ahaan uh magaalo madax
Muuse Abokor
2 languages
Af.soomaali
Af.carabi
Meelaha ay ku badan yihiin | |||||||||
| |||||||||
Luqada | |||||||||
Af Soomaali, Af Carabi | |||||||||
Diinta | |||||||||
Islam (Sunni Islam) | |||||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | |||||||||
Maxamed Abokor, Samane abokor, Cumar Jibriil iyo tolka kalee ee beesha Habarjeclo |
Beesha Muuse Abokor waa beesha ugu badan Habarjeclo oo ah 2/3 waana beel balaadhan oo 5 gobol oo somaliland ah degta, Togdheer, Saaxil, Sool, Saraar, iyo Sanaag, Waana beesha ugu deegaanka badan Somaliland. Muuse Abokor wuxuu soohdin la leeyahay MUUSE ISMACIIL iyo Muuse Arreh (HY) dhinaca waqooyi-bari, sidoo kale waxay soohdin la leeyihiin Dhulbahante dhinaca bariga iyo dhinaca konfuur-bari, ugu danbeyn m Habar Awal (ciise muuse) oo dhinaca dhinaca galbeedka.
Reeraha Muuse Abokor[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Reeraha ugu waaweyn:
· biciide
Muuse Abokor wuxuu u kala baxaa 14 reer oo kala ah:
Abtirsiinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sheikh Ishaaq Bin Ahmed (Sheikh Ishaaq) Muuse Isaaq (Habarjeclo)
· Abokor Muuse
o Jibril Abokor
§ Abokor Jibril
· Uduruxmin Muse
· Idris Muuse
· Cabdiraxman Muuse caliu
o Cisman Cabdiraxman (Bah Majeelo)
o Cabdille Cabdiraxman (Bah Majeelo)
o Isaaq Cabdiraxman (Bah Majeelo)
o Yoonis Cabdiraxman (Reer Yoonis)
o yoonis yoonis
§ Maxamed Yoonis
§ Cismaan Yoonis
o Barre Cabdiraxman
§ Cali Barre
§ Maxamed Barre
§ Yoonis Barre
§ Buraale Yoonis
§ Biciide Yoonis(Biciide)
§
§ Iidle Biciide
§ Wadhowr Biciide (Bahsanbuur)
§ Samatar Biciide (Bahsanbuur)
§ Farah Biciide
§ Ahmed Farah
§ Iidle Farah (Rer Iidle)
§ CUmar Farah (Boho)
§ Fahiye Farah (Boho)
§ Muuse Farah (Boho)
§ Roobsuge Farah (Boho)
§ Geedi Farah (Boho)
§ Wacays Farah (Boho)
§ Sahal Farah (Boho)
§ Cabdille Farah (Bah Farwiyo)
§ Cali Farah (Bah Farwiyo)
Magaalooyinka iyo Deegaannada ay Muuse abokor degaan.[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Beeshu waxay degta dhulka ugu baladhan somaliland waxana ka mida ah min laga bilabo berbera ilaa xiis oo ay u dhaxayso ku dhowad 500km sidoo kale laamiga teedsan burco ilaa ceerigaabo sidoo kale laamiga gobolka sool aada iyo deegaan kiisa oo dhan ilaa guumays.
Siday u kala degan yihiin
Beelaha maxamed yoonis iyo bahmajeelo waxay gebi ahaan degan yihin gobolada saaxil iyo togdheer, beelaha cismaan yoonis, cali barre, maxamed bare iyo qaybo kamida reer iidle waxay degan yihin gobolka saraar iyo sool, beelaha uduruxmiin, idarays, bahsanbuur, axmed faarax, reer buraale yoonis waxay degan yihin gobolka sanaag iyo sido kale saaxil.
· Gobolada
saraar sool saaxil sanaag togdheer iyo wadamada ethiopia, kenya iyo somalia .
· Deegaanda
· caynaba
· garadag
· Xiis
· Oog
· bixin
· ceeryaan
· dayaxa
· dhanaano
· garabcad
· higlo
· huluul
· jablehe
· karin
· Kalmac
· ruguuda
· shalcaw
· sincarro
· waridaad
· xamilka
· Yufle
· Faraguul
· Fadhiyar
· Shiisha
· Galjano
· Barekhaawi
· Taygara
· Beerweeso
· Dhadhiinyaxye
· Boodhlay
· Karinbiyood
· Bocoolo
· Darayle
· Biyodhacy
· Goodcaanood
· Qacab
· Durdur
· Ceelcade
· Bali ciise
· Buqdharkayn
· Garuble
· Cag iyo dhabardalool
· ilad
· ilad garood
· Kalshiikh
· Yufle
· Raqas
· Maax
· Goddaray
· Uurweyn
· Wardheer
· Urgumi
· galciidle
· Kaam Maaweel
· Siigadheer
· Mashruuca
· Wiriir
· Tuur cabdule
· Tuurciyaal
· Daraylamood
· Ceelnimcoon
· Balanbaal
· Kalaxuunsho
· Qoridheere
· Ceelal
· laasgalool
· Gal iyo qac
· tukub
· dhoomo
· dhuurcilaan
· cilaamo
· laasojaan
· Siraadlay
· Suufdheere
· Dagaar
· taygara
· godheeli
· fadhiyar
Dadka caanka ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Halgamaa
· muj[ guray xadhigle
Siyaasiyiinta ugu caansan waxa kamida :
· Maxamuud xaashi
· Xasan gaafaadhi
· NUUR AMAAN
· Yusuf Maxamed Cali (Tuke)
· dube caliyare
· axmed kayse
· Dhoola yare
· Axmed xayir maareye
· Cali sicid raygal
· Hinda Cali Biikalo
· Axmed Nuur
· Faahiye, Axmed Rooraaye
· AxmedJiir
· Abdalle Ali Saed
Fanaaniinta waaweyn:
· saynab cige
· saafi ducaale
· cabdirisaq saleban gaas
· saabriiina muuse
. khaalid kamil
Qaar ka mida Culimada ugu Caansan:
Oday dhaqameed-yada ka soo jeeda muuse abokor[wax ka badal | wax ka badal xogta]
· Suldaan Cali Muuse suldaankii u horeeyay ee Habarjeclo.
· Suldaan Cabdilahi Suldan Cali (suldaanka guud ee beel-weynta Habarjeclo).
· Boqor cismaan Buurmadow (Boqorka soomaaliyeed)
. jama qodax diiriye
Sidoo kale waxa jira suldaano ay leeyihiin beelaweynta muuse abokor Sida:
· Suldaan Siciid Yuusuf Suldaanka Biciide
· Suldaan ismaaciil Nuur wacays(qudde) suldaanka bahsanbuur
Suldaanka reer iidlaha, suldaanka cali baraha, suldaanka uduruxmiinka.
Tijaarta ka dhalatay[wax ka badal | wax ka badal xogta]
· INDHA DEERO GROUP
· ALHARBI
· ASLI MAYDI
· AL IKHWA
· MUBAARIK Pharmacies
· Shaahyahan
· MUBAARIK fuel station
. badar hotel oo hargeisa ku yaal
writer by : جمال بن جبريل بن عثمان