Jump to content

Higlo

Higlo
Magaalo
Higlo is located in Somaliland
Higlo
Higlo
Goobta Somaliland,Soomaaliya
Isku-duwayaasha: 9°05′55.2″N 46°05′14.9″E / 9.098667°N 46.087472°E / 9.098667; 46.087472
Wadanka Somaliland
GobolkaSool
DegmoDegmada Caynaba
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)


Higlo wa degmo ka mida Gobolka togdheer, waxay magalada burco u jirta 74km meel kaga beegan dhinaca bariga waxay u dhowdahay degmada qoryale oo ay u jirta waxyar sidoo kale waa magalo quruxbadan hada waxana oo kuyaala dhul ku haboon beeraha iyo xoolaha waxana ilaahay ku manestay ceelal farabdan oo biyo macaan ah waxa aasaasay allah ha u naxariste sugaal fara dheere Waxa dega beelaha reeryoonis, habarjeclo, Wadada ceerigaabo

Geedka Higlo- cagaaran

Deegaanka Higlo ayaa ka tirsan degmada Caynaba ee galbeedka gobolka Sool . Higlo waxay waqooyi-galbeed ka xigtaa Caynaba , oo ah xarunta maamulka degmada ballaaran.