Habariheshay

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Habari Heshay
Town
Dalka  Somaliland
Gobol Saraar
Joogga
776 m (2,545.93 ft)
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Habari Heshay waa degmo ka tirsan gobolka Saraar waxayna Caynaba u jirtaa 20km oo ay kaga beegan tahay koonfurta magalada. Waxay ku taalaa dhul daaqsimeed qurux badan. Waxaa degga Beesha Solomadow oo aasaasay degmada qarnigii 18aad.

Dad caan ah oo degmada ka soo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Kornayl Axmad Xuseyn Warsame (Maloosh) - Dagaalkii 77, Hawlgalkii Birjeex, Dagaalkii Buuraha ee Burco Duuray iyo Qabsashada Cadaadlay SNM