Fiqi ayuub

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Fiqi ayuub Waa degmo

katirsan gobolka Togdheer Waxana Degmo loo Magacabay cahdigi Madaxweyene Siilaanyo degmadan waxa dega beelaweynta Reeryoonis MaxamedYoonis Allamagan iyo Looge.. Fiqi Ayuub dadka kunool deegankeda waxa lagu qiyaasa 4000 oo qof oo isugu jira beeralay iyo xoolo dhaqato. Waxaana asalkeedii hore helay colkii Soocane oo uu wato Abokor Gaydh oo ahaa Reer Yoonis Cali Maxamed reer Xagaa. Muddo kaddib ayey ka guureen iyagoo u guuray xaggaa iyo Guban.


Magaalooyinka Gobolka Togdheer Calanka Soomaaliya
Burco · Buuhoodle · Oodweyne · Sheekh

Higlo