Jump to content

Cali barre

Ka Wikipedia

|

QABILKACALI BARE MUUSE ABOKOR HABARJECLO
CALI BARE MUSE ABOKOR HABARJECLO

cali barre waa qabiil kamida qabiilada habar jeclo ugu waaweyn gaar ahaan muuse abokor waxaana lagu qiyaasaa 100k oo rag ah waxaanay walaalo yihiin yoonis Barre oo ah reer yar oo la dhaho

biciide iyo maxamed barre .waxana adeer u ah Reeryoonis oo ka mid ah HE Maxamed Xaashi Abdi, oo ahaa wasiir iyo ambasador, General Cismaan Cawed Xaashi, maxamuud xaashi cabdi ( ex wasiirka madaxtooyadda ee dawladdi silaanyo) Xildhibaaan Axmed Ducaale Bulaale, xildhibaan aamina cumar jaamac ( xubinta ugu firfircoon baarlamaanka somali

Jiif caaqil cali xirsi saleebaan dirir (gudoomiyaha jaamacdda burco) Cismaan Xirsi jaamac (Dhegjar)gudoomiyaha gudiga habar jeclo xaaji maxamed xuseen aadan (xaaji yare) gudoomiyihii jamaacada ikhwaanul muslimiinka ee gobolka togdheer 1982-[[1991] Degaan ahaan cali bare wuxuu degaa gobalada sool. sanaag. saraar, DEGMADA OOG EE Gobolka SARAARtogdheer, iyo qaybo ka mid ah degmada buuhoodle.

Xaaji suudi[1]

Reeraha la dhashay

  1. xaaji suudi