Maxamed barre

Ka Wikipedia
(Af-Ingiriis: waxa la dhashay cali barre waa muuse abokor habarjeclo)

Maxamed barre Waa mid kamida beelaha habarjeclo gaar ahaan muuse abokor waxana la dhashay oo ay walalo yihin cali barre iyo yoonis barre oo ah biciide yoonis iyo buraale yoonis, beesha maxamed barre waxay degtaa magaalada Oog ee gobolka saraar barkada calixirsi iyo sidoo kale degmada baliyociise oo ka tirsan gobolka buuhoodle... beeshu waxay si nabada ula degan tahay beelaha kale ee ay walaalaha yihin,


Belaha la dhashay