Warta xooga
Appearance
waa degmo katirsan magalada burco una jurta 67km waxa dega beelaha muuse abokor reeryoonis maxamed yoonis allamagan waxay dhinaca waqooyi bari ka xigtaa magalada burco wa degmo ku haboon xoola dhaqashada iyo beeraha
warta xooga
warta xooga ورتا حوقا | |
|---|---|
Magaalo | |
| Country | |
| Deegaanka | togdheer |
| Degmo | warta xooga |
| Dawladda | |
| • Duqa-magaalada | reer colow |
| Joogga | 0 m (0 ft) |
| Dadka | |
• Wadarta | 2,390 |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |
| Koodhka goobta | +252 63 |
| Cimilo | BWh |