Raaribuul

Ka Wikipedia

Raaribuul waxay ku taala bariga magalada berbera waxay u dhowdahay laasciidle magalada waxa dega beelaha bahmajeelo ee muuse abokor oo kamida habarjeclo degmada waxa ku nool dadlagu qiyaaso guud ahaa 18000 kun oo qof waxayna u badan yihin kalumaysato iyo xoolo dhaqato