Ceeldhaab
Muuqaal
Ceeldhaab waa degmo ka tirsan gobolkii sool hadana loo yaqano saraar degmada waxa dega beesha reeryoonis gaar ahan baalayal waxay ku taala woqoyiga magalada caynaba waxay oog u jirtaa 15km[1] degmadu waxay ku taala dhul aad u quruxbadan ooku haboon dhinac kasta sid abeeraha xoolaha iyo wixi lamid ahba waxay u dhexesa magaladu degmoyinka caynaba iyo oog waanagoob istaratiji ah marka loo eego deganka ay ku taalo.[2]
Ceeldhaab | |
|---|---|
Town | |
| Country | |
| Region | Saraar |
| Bedka | |
• Wadarta | 14 km2 (5 sq mi) |
| • Beriga | 1 km2 (0.4 sq mi) |
| Dadka | |
• Wadarta | 12,000 |
| • Cufnaanta | 12,000/km2 (31,000/sq mi) |
| 4000 | |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |