Looge maxamed

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Looge maxamed..... Waa reer ka tirsan beelaha reeryoonis ee muuse abokor kana tirsan habarjeclo Waa beel ku dhax leh sumcad qabilada ay degan wadaga yihin iyo dhamaan somaliland ba waxa ka dhashay Rag uso jihaday xoraynta dalkan iyo qaar la garab taagna maal iyo manfacba waxana kamid ahaa maxamed yare, cabdi cawad iyo qarkalo badan Beesha looge maxamed waxay degtaa gobolada sool sanaag saraar togdheer iyo saaxil sidoo kale waxay degtaa degmoyin ka waridaad iyo Wadaamagoo, iyo caynaba

Dadka caanka ah ee looge[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • cabdi cawed cali (indhadeero)
  • xil:-axmed maxamed jaamac (axmed dheere)
  • abwaan calanle muuse maxamed
  • jamac cawed cali indhadeero
  • axmed maxamed jaamac
  • jaamac xaaji axmed
  • mustafe cabdi cawed
  • cheif caaqil faarax xaaji diriye cateye
  • Dr:- maxamed cawil axmed yare