Jump to content

Najma Nashaad

Ka Wikipedia
Najma Nashaad
2021
Macluumaadka asalka
Nooca fankaFanka Soomaalida
OccupationsFannaanad
QalabkaCod

Najma Nashaad waa fannaanad Somalilander ah Duriyada Reer Sheekh Isxaaq ah, waxay ku guuleysatay "Fanaanada Dumarka oo Sanadka" ee Abaalmarinta Madxafka Somaliland

ee 2021.[1]

  1. 2021 SOMALI MUSEUM AWARDS​. YouTube.