Niini Dance
Appearance
| Niini Dance | |||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Ku dhashay | Nadiifa Soomaaliya | ||||||||
| Naanees | Nadiifa NiiNi Nuurto | ||||||||
| Ilmaha | 1 | ||||||||
| |||||||||
Niini Dance (dhashay Nadiifa)[1] waa fannaanad iyo raaber Soomaaliyeed, ku caan baxay heesaheeda, "Balaq Balaq", "Labo Koob Caano", "Quraacda Kari" iyo "5ta Somali".
Nolosha shaqsiyeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Niini Dance waxay ku nooshahay Muqdisho waxayna u dhashay hal wiil.
Filmografi
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Telefishanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Sanad | Magac | Xusuusin |
|---|---|---|
| 2020 | Barnaamijka Qaraaxo | Barnaamij si toos ah talefishin uga baxa bisha Ramadaan ee Astaan |
- ↑ Barnaamijka Qaraaxo. Astaan.