Ouguiya
Appearance
Ouguiya (ar:أوقية) «UM/MRU» waa lacagta rasmiga ah ee Mauritania oo bedelaysa lacagta CFA Franc tan iyo 1973.
Maqaalkaan Muuriitaaniya oo la xidhiidha waa la bilaabay. Waad ka caawin kartaa Wikipedia in aad sii balaarisid. |