Portal:Aasiya/Sawir xul ah

Ka Wikipedia

Sawir xul ah

Portal:Aasiya/Sawir xul ah/1

Nooc ka mid isqurxinta dumarka Aasiya
Nooc ka mid isqurxinta dumarka Aasiya
Xuquuqda sawirka: Daniel Bachler

Qaar ka mid ah dumarka dadka madadaaliya ee wadanka Jabaan waxa loo yaqaanaa maiko; sidan ayayna u labistaan


Portal:Aasiya/Sawir xul ah/2

Beeraha Indonesia
Beeraha Indonesia
Xuquuqda sawirka: Jean-Marie Hullot

Beeraha bariiska ee wadanka Indunisiya.


Portal:Aasiya/Sawir xul ah/3

Guanyin Japan
Guanyin Japan
Xuquuqda sawirka: lama yaqaano

Muuqaalka Guanyin wadanka Jabaan qarnigii 12aad.


Portal:Aasiya/Sawir xul ah/4

Sikh
Sikh
Xuquuqda sawirka: Paul Rudd

Nin aaminsan diinta Sikhiga kuwaasi oo ku badan gobolka Bunjaab, Hindiya.


Portal:Aasiya/Sawir xul ah/5

Buurta Everest
Buurta Everest
Xuquuqda sawirka: Luca Galuzzi

Wejiga waqooyi ee Buurta Everest, taasi oo dhinac ahaan dhacda Deegaanada Tibet. Buurta Everest waa buurta ugu dheer dhulka, waxayna leedahay joog dhan 8,848 metres (29,029 ft) ka sareeya Jooga bada.


Portal:Aasiya/Sawir xul ah/6

Bagwaan ku yaala Bangalore, Degmada Bangalore, Karnataka
Bagwaan ku yaala Bangalore, Degmada Bangalore, Karnataka
Xuquuqda sawirka: Muhammad Mahdi Karim

Bagwaanka Dharmaraya Swamy ku yaala magaalada Bangalore.


Portal:Aasiya/Sawir xul ah/7

Nepalese Sadhu
Nepalese Sadhu
Xuquuqda sawirka: PICQ

Dadka taageersan sadhu ee wadanka Neebaal, kuwaasi oo cibaadeysanaya.


Portal:Aasiya/Sawir xul ah/8

Nagoya Castle
Nagoya Castle
Xuquuqda sawirka: Samuel Louie

Muuqaalka guud ee Qasriga Nagoya Castle, kaasi oo ku yaala magaalada Nagoya, wadanka Jabaan.


Portal:Aasiya/Sawir xul ah/9

Malé
Malé
Xuquuqda sawirka: Shahee Ilyas

Muuqaalka guud ee caasimada Malé, magaalo madaxda wadanka Jamhuuriyada Maldifes.


Portal:Aasiya/Sawir xul ah/10

The Taj Mahal
The Taj Mahal
Xuquuqda sawirka: Sandeep Dhirad

Wejiga koonfureed ee dhismaha Taaj maxal (Af-Hindi: ताज महल, Urdu: تاج محل "qasrigii dhaxalgalka") waa dhisme weyn oo ka samaysan marmar kuna yaala magaalada Agra, Hindiya.