Portal:Carabta/Maqaal xul ah/2

Ka Wikipedia

Farguri Carbeed waa fan qaabeeya qorista ee dhammaan luqadaha oo ay adeegsato Xarfaha Carabiga. Waxa ay gooni la tahay qorista Af-Carabiga ahaansha mid isku xiran kaasoo ka dhigaya in ay waafaqdo kasbashada qaabab handaseed kala duwan marka la eego dhanka dheereenta iyo soo celinta iyo isku milanka. Fanka farguriga carabiga waxaa loo adeegsadaa qurxinta masaajidada iyo qasriyada, sidoo kale waxaa loo adeegsadaa sharraxaadda buugaagta gaar ahaan quraanka. Arrinkaan waxaad aad usoo dhaweeyay farshaxannada Muslimiinta sabab la xiriirta shareecada oo aan oggolayn sawiridda dad ama xoolo gaar ahaan meelha cibaadada iyo kutubada quraanka.

Waxaa jira aragtiyo badan oo ay qabaan baarayasha kuna saabsan asalka uu ka soo farcamay Farguri Carbeed

...Kayd dheeraad...