Portal:Carabta/Maqaal xul ah

Ka Wikipedia

Portal:Carabta/Maqaal xul ah/3

Adeegsiga[wax ka badal xogta]

The layout design for these subpages is at Portal:Islaam/Hordhac/Sawir qorshayn.

  1. Add a new Introduction image to the next available subpage.
  2. Update end= to new total for the randomizer above.

Liiska maqaal xul ah[wax ka badal xogta]

Portal:Carabta/Maqaal xul ah/1

Af-Carabi waa luqadaha ugu badan ee lagu hadlo iyo dhawaq ahaana ka tirsan Luqadaha Semitiga, waana mid ka mid ah luqadaha ugu badan faafitaanka adduunka, waxaa ku hadla in ka badan 422 malyuun oo qof, wkuwa ku hadla waxay ku kala baahsanyihiin Dalka Carabta, iyo marka lagu daro meelo badan ee dhaw dhaw sida axwaaz iyo Turkiga Jaad, Maali, Sinigaal, Eletareeya, Itoobiya, Koonfur, Suudaan iyo Iiraan. Af-Carabi wuxuu ahmiyad u leeyahay muslimiinta waa laqad muqaddas ah (luqadda quraanka), salaadi ma ansaxdo (iyo cibaadada kale) ee islaamka adigoon ku dhawaaqin wax ka mid ah ereyo carabi ah. Sidoo kale luqadda carabi waxay tahay astaan muhiim ah kuwa ka mid ah kaniisadaha Masiixiyiinta ee Dalka Carabta, sidoo kale waxaa lagu qoray howlaha ugu muhiimsan ee diimeed fikradee, ee yahuuda casriyadii dhexe. Markii uu islaamka faafayay iyo aasaasankii dalalka, baa sare u aqaaday heerka luqadda carabiga, waxa ay noqotay luqadda siyaasadda iyo cilmiga iyo suugaanta qarniyo badan dhulalka ay soo xukumeen muslimka luqadda carabiga waxa ay saamaysay saameeyn toos ah ama aan toos ahayn luqado badan ee dalalka islaamka, Turkida Faarisiga Amaasiiqa Kurdida Urduuga Malaysiya Indoniisiya Albaaniya iyo qaybo kale ee luqadaha Afrika ah sida Hawsaha Sawaaxiliga Tigreega, Amxaarada Soomaaliga, iyo luqadaha yurubta gaar ahaan kuwa dhexda Isbaanishka Burtuqiiska Maalta Sishiiliya. Sidoo kale waxaa wax lagu bartaa si rasmi ah ama aan rasmi ahayn dalalka Islaamka dalalka Afrika ee u janjeera Carabta, Carabiga waa luqadda rasmiga ah ee dhammaan dalalka carabta marka lagu daro Jaad Eletareeya iyo Israaiil.

...Kayd dheeraad...



Portal:Carabta/Maqaal xul ah/2

Farguri Carbeed waa fan qaabeeya qorista ee dhammaan luqadaha oo ay adeegsato Xarfaha Carabiga. Waxa ay gooni la tahay qorista Af-Carabiga ahaansha mid isku xiran kaasoo ka dhigaya in ay waafaqdo kasbashada qaabab handaseed kala duwan marka la eego dhanka dheereenta iyo soo celinta iyo isku milanka. Fanka farguriga carabiga waxaa loo adeegsadaa qurxinta masaajidada iyo qasriyada, sidoo kale waxaa loo adeegsadaa sharraxaadda buugaagta gaar ahaan quraanka. Arrinkaan waxaad aad usoo dhaweeyay farshaxannada Muslimiinta sabab la xiriirta shareecada oo aan oggolayn sawiridda dad ama xoolo gaar ahaan meelha cibaadada iyo kutubada quraanka.

Waxaa jira aragtiyo badan oo ay qabaan baarayasha kuna saabsan asalka uu ka soo farcamay Farguri Carbeed

...Kayd dheeraad...



Portal:Carabta/Maqaal xul ah/3 Portal:Carabta/Maqaal xul ah/3


Portal:Carabta/Maqaal xul ah/4 Portal:Carabta/Maqaal xul ah/4


Portal:Carabta/Maqaal xul ah/5 Portal:Carabta/Maqaal xul ah/5


Portal:Carabta/Maqaal xul ah/6 Portal:Carabta/Maqaal xul ah/6