Portal:Hiddaha iyo Dhaqanka/Xul
Appearance
Hiddaha iyo dhaqanka waa astaamo badanyihiin oo waxay ay Soomaalida si qaas ah dhaqan uleedahay fan aad uween qaasatan ciyaaro, geeraaro, gabyo iyo heeso, burburkii wadanka kadib dhaqanka waxaa gacanta ku qabtay dad ayaga si xil qaamay sida Maalmo oo kale oo ah qeebta ugu ween intenet ee aruuriyay fanka soomaaliyeed iyo qoraalkiisa, Maalmo waxa uu leeyay Masuul.com oo ah beej ay ku jiraan kumanaan heesood iyo qoraalkooda ahna midka ugu ween ay maanta jira ayadoon wax taakuleen ah aan cid ka heli waxaa iska xilqaamay aasaha Maalmo ee Mohamed Maalmo (Lamaane ahmed)