Portal:Kimistari/Hordhac

Ka Wikipedia

Kimistari waa barashada aasaasiga ah ee sayniska maatarka( matter) iyo iskudhiskiisa, iyo hababka ay u falgalaan. Barashada Kemistarigu waxa uu si qoto dheer uga hadlaa waxayaabahan soo socda.

  1. qaababka iyo hababka maatarka(structure of atom)
  2. Iskudhiska kiimikaad
  3. kiimikeeynta warshedaad(industrial chemistry)
  4. Qaabaka kimistriga noolaha (industrial chemistry)

Maatarka

matter waa waxii mugleh meel marrana buuxsha.koonkaan aynu ku noolnahay waxa u ka koobanyahay maatar.hadii aad fiiriso agagaarkaaaga shay walba waa maater. maaterka waxaa loo qeybiyaa 3 qeybood oo kala ah Adke(solid), Dareere(liquid), iyo neef(air).kimstarigu waa barashada maatarka iyo sida uu isu bedbedalo. kimistarigu waa barashada walxaha iyo isbedelkooda.maatarku waa wixii aan tamar ahayn.koonkan waxauu kakooban yahay tamar iyo maatar.tamarta waxaa kamida ilayska kulka korontada maganadka iwm. insha allaah nagala soco casharka danbe...
Waxaa Wikipedia Soomaaliga ku jirta 6 maqaal Kuna saabsan qodobka Kimistariga.