Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Kimistari waa barashada aasaasiga ah ee sayniska maatarka( matter) iyo iskudhiskiisa, iyo hababka ay u falgalaan. Barashada Kemistarigu waxa uu si qoto dheer uga hadlaa waxayaabahan soo socda.
qaababka iyo hababka maatarka(structure of atom)
Iskudhiska kiimikaad
kiimikeeynta warshedaad(industrial chemistry)
Qaabaka kimistriga noolaha (industrial chemistry)
Maatarka
matter waa waxii mugleh meel marrana buuxsha.koonkaan aynu ku noolnahay waxa u ka koobanyahay maatar.hadii aad fiiriso agagaarkaaaga shay walba waa maater. maaterka waxaa loo qeybiyaa 3 qeybood oo kala ah Adke(solid), Dareere(liquid), iyo neef(air).kimstarigu waa barashada maatarka iyo sida uu isu bedbedalo. kimistarigu waa barashada walxaha iyo isbedelkooda.maatarku waa wixii aan tamar ahayn.koonkan waxauu kakooban yahay tamar iyo maatar.tamarta waxaa kamida ilayska kulka korontada maganadka iwm. insha allaah nagala soco casharka danbe...
Waxaa Wikipedia Soomaaliga ku jirta 1 maqaal Kuna saabsan qodobka Kimistariga.
Xulal Kale
⇧ ✎ 👈
Groupka Alkane marka ay ka dhimantahay hal hydrogen waxaa loo yaqaanaa ALKYL tusale CH3 CH3 waa ALKANE CH3 CH2 Waa ALKYL maxaa yeelay hal hydrogen ayaa ka dhiman
bedel Kimistariga iyo Bulshada
Asc dhamaan umadda soomaaliyeed waad salaamantihiin kusoo dhawaada barashada chemistry oo aan ku faalaanqaynayo afkeena hooyo
bedel Jadwalka Curiyayaasha
{{Jadwalka macalimiinta]]
bedel Qeybaha asaasiga ah ee Kimistariga
bedel Portal ku saabsan Kimistariga
bedel Mashaariic Bahwadaag