Portal:Saynis
Hiddaha iyo Dhaqanka | Sooyaal | Juqraafi | Taariikh | Xisaab | Saynis | Bulsho | Farsamo | Falsafad | Diimaha | Tusmo | Cunto |
Bulshada: Arimaha Bulshada Hiddaha iyo Dhaqanka Cilminafsi Dhaqaalaha Siyaasadda Waxbarashada iyo Barbaarinta Juqraafi Taariikh Sharci Luqad ( Fikir ) ( Falsafad )
Bogga Hore | Sayniska Dabiiciga | Sayniska bulshada | Cilmiga nolosha | Dabagal |
Sayniska
Tusaale: Haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam oo Haydrojiin ah iyo Hal atam oo Ogsijiin) ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa!! maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa "biyo". saynisku waa cilmi ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay. |
Maqaal xul ah
Curiye kimiko waa macdan, kimiko adke, hawo ama dareere ah kuwaas oo laga helo meelo kala duwan oo dhulka ah. Sida la ogyahay, ilaa hada waxaa jira 118 Curiye, kuwaas oo ku xusan miiska Diwaanka Curiye. Intaas waxaa dheer, ayadoo lagu saleeynayo calaamadaha iyo dhaqanka curiye ayaa wuxuu u kala baxaa qeeybo badan oo, guud ahaan, soo hoosgala Bir (metal) 91 curiye, Bir la Mood (metalloid) 6 curiye, Bir Ma Ahe (nonmetal) 17 curiye, iyo Neefo.
Sida caadiga ah, curiye waa walax kimiko oo ka samaysan atom taas oo lagu kala saaro tirada atomic ee bu'diisa ku jirta - tirada borotoono ee bu'da atom. Guud ahaan, waxaa curiyaha loo qeybiyaa sadex nooc: Bir, Bir la Mood iyo Bir Ma Ahe. Tusaale fiican waxaa ah, Ogsajiinta iyo Nitrojiinta (Bir Ma Ahe), Silikoonta iyo Aarsenik (Bir La Mood), iyo Aayronta, Naxaasta, Dahabka iyo Koberta oo ah bir. Curiyaha kimiko waxaa ugu miisaan fudud Haydarojiinta oo leh tiro atomic 1 iyo tan ku xigta Hiliyaamta oo leh tiro atomic 2. Sidoo kale, labadan curiye waa kuwa ugu badan Koonka; halka Aayron iyo Ogsajiintu ay yihiin labada ugu badan qaab-dhismeedka qolofta dhulka. Inkastoo macdanta iyo isku dhisyada curiyaha qaarkood dadku aqoon u lahaayeen tan iyo 10,000 sano ka hor, inta u badan curiyayaasha waxaa la helay dhamaadkii qarnigii 19aad iyo qarnigii 20aad.
Sawir xul ah
Ma ogtahay...
- ... in dhuunta Geriga ka koobanyahay dhowr qalfoof le'eg tirada lafaha Dhuunta dadka?
- ... in kaan ugu weyn Lamadegaan caalamka uu yahay Lamadegaanka Saxara ee woqooyiga Afrika?
- ... in Baryonyx (ee sawirka) waxaa lagu tilmaamaa kii ugu horreeyay Diinosoor oo ay aqoonyahanada ay sheegeen in ay tahay (kaluun cune)?
- ... in tubta ama marinka Docay iyo Buluuto ay iska gooyaan laakiin natiijada waqtiga ay u baahanyihiin dhammaystirka wareega ay ku wareegayaan qorraxda waxaan dhici karin in ay isku dhacaan xitaa mustaqbalka fog?
- ... in dagaalkii ugu taariikhda dheeraa uu ahaa dagaalkii saddexboqol iyo soddon iyo shan sano ee aan la adeegsan wax rasaas ah kaasoo ka dhigan dagaalkii ugu dheeraa taariikhda uguna khasaara yaraa dhanka nafta?
Shaqsi xul ah
Ibn Haytham Waa aqoonyahan Muxamed bin Xasan bin xuseyn bin Heytham Abuu Cali Albasri 965-1039, waa caalim Muslim ah kaas ku caan baxay aqoonta Xisaabaadka, Araga ( Optics ), Ingineernimada.
Qaybaha
Qeybaha
Portal bahwadaag
|
Qodobbo ka mid ah Sayniska
Qodobbo ku jira laamaha Sayniska |
Portal dheeraad
Hooyga muhiimka ah: |
Arimaha Bulshada | Bulshada | Hiddaha iyo Dhaqanka | Cuntada | Cilminafsi | Dhaqaalaha | Siyaasadda | Waxbarasho | Juqraafi | Taariikh | Sharci | Af-maal | Fikir | Falsafad | |
Qaaradaha: |
Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub | | |
Portal Bahwadaag la ah: | ||
Sidoo kale: | ||
[ Bulsho ] | [ Hooyga ] |