Isku dhis

Ka Wikipedia

Isku Dhis[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Falgalka labo atom oo Haydarojiin iyo hal atom oo Ogsajiin ah waa Isku dhiska biyo

Isku dhis (Ingiriis: compound) waa falgalka labo ama in badan oo atomka curiye ah, kuwaas oo soo saara walax cusub.

Isku dhisku waa mid labo gees ah oo marka tiro atomyo ah isdhex-galaan dib ayaa loo kala saari karaa haddii loo baahdo.

Tusaale ahaan:

Ayadoo la isticmaalayo Heerkul qiyaasan ayaa labo atom oo Haydarojiin iyo hal atom oo [Ogsajiin]] ah la isla falgalin, waxana soo baxaya Isku dhiska [[biyo].

2H + 1O = H2O

Qeybaha Isku Dhisyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Isku Dhisyada Dabiiciga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Fal-galka Curiyeha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Isticmaalka Isku Dhiska[wax ka badal | wax ka badal xogta]