Curiye
Curiye (Af Ingiriis : element; Af Carabi : ar) wuxuu noqon karaa:
Saynis[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Curiye kimiko, walxo saafi ah oo ka samaysan macdan.
- Curiye DNA, iskudhisyo ku jira bu'da DNA-da.
Xisaab[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Curiye Xisaab, nooc ka mid ah xisaabta
Filosofiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Curiye hore, wakhtiyadii hore waxaa la aaminsanaa in aduunyadu ka samaysan tahay shan curiye: dab, hawo, biyo, dhul iyo noole
- Mahābhūta, shanta curiye aasaaska diinta budhaha.
Meelo[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Curiye, Hong Kong, suuq weyn oo ku yaala magaaladaasi.
Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |