Category:Xanuun

Ka Wikipedia

Xanuun

Xanuun (ingiriis: Disease ama sickness) waa isbedel ku dhaca qayb ka mid ah ama gebi ahaan jidhka dadk, xoolaha iyo xayawaanka, taas ooy keento baakteriya, fayras ama funji iyo wixii la mid ah.

Si xanuunka looga bogsada iyo caafimaado, bukaanku wuxuu qaataa noocyo kala duwan oo daawo ah.


Qeybaha hoose

Qeybtaan hadda waxaa ku jirto oo kaliya qeybtaan hoose.

X

Bogagga ku jira qeybta "Xanuun"

waxaa meeshaan ku jira 8 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 8 gud ahaan.