Category:Daawo

Ka Wikipedia

Daawo'

Noocyo kala duwan oo daawada ka mid ah.

Daawo' ama Dawo (Ingiriis: Medicine ama Pharmaceutical Drug) waa walax kimiko ka samaysan isku dhisyo dhowr nooc ah, taas oo loogu talo galay ineey la dagaalanto xanuun. Dawada waxa laga qaataa afka, qaar kale waa la isku mudaa, kuwo kalena waaba la ismariyaa.

Guud ahaan, dawadu waxay u kala baxdaa labo nooc: mid dareere ah, sida sharoobooyinka; iyo mid adke yaryar ah sida kiniinka. Intaas waxaa dheer, daawada waxa laga sameeyaa dhirta, macdanta, xoolaha, kimikooyin la isku darey iyo xataa waxyaabo laga keeno badaha.

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 2 oo ah qeybaha hoose waana 2 oo dhamaantood ah.

D

X

Bogagga ku jira qeybta "Daawo"

waxaa meeshaan ku jira 6 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 6 gud ahaan.