Portal:Saynis/Shaqsi xul ah
Appearance
Tirada maqaallada la tira koobay waa : 1.
Maqaallo xul ah
Aad buu muhim u yahay !!
Maqaal lambar 1
Ibn Haytham Waa aqoonyahan Muxamed bin Xasan bin xuseyn bin Heytham Abuu Cali Albasri 965-1039, waa caalim Muslim ah kaas ku caan baxay aqoonta Xisaabaadka, Araga ( Optics ), Ingineernimada. |
