Sano Ilays

Ka Wikipedia
Sano Ilays
Map showing the stars that lie within 12.5 light years of the Sun[1]
Unit information
Hab halbeegHalbeegga Cilmi falagga
Halbeegga ahlength
Astaanly[2]
Unit conversions
1 ly[2] in ...... is equal to ...
  metric (SI) units  9.4 Petametres; 9.4607×1015 m
  imperial & US units  5.8786×1012 mi
  astronomical units  6.3241×104 AU
   0.3066 pc

Sano Ilays (Af-Ingiriis: light year) (waxaa loo sunta summadda: ly) Waa halbeeg qiyaaswaxaa loo adeegsadaa masaafooyinka waa weyn iyo fogaanshaha aadka ah sida fogaanta u dhexaysa dhulka iyo xiddigaha ee marka loo eego iftiinka. Waxaa loo yaqaan Sano Ilays in ay tahay masaafada uu jaro ilayska halkii sanaba.

Waxa uu gaarayaa xawaaraha Ilayska 300 kun Kiilomitir/Ilbirisqi, xawaarahaas Ilaysku wuxuu jaraa 18 Milyan Kiilomitir daqiiqaddiba taana waxaa lagu magacaabaa daqiiqo ilays. Waxa ay gaaraysaa xawaalaha uu jarayo halkii Sano ilays 9,460,730,472,580,800 Mitir taasoo ah mid gaarsiisan 9.46 Tirilyan Kiilomitir ama 5.878 Tirilyan Mayl ama 63241.077 Halbeeh Cilmi falag. Masaafooyinka dunida waa mid aad u ballaaran iyadoo lagu qiyaaso Sanado Ilays waana masaafada uu jaro ilayska sannadkii, iyadoo xawaaraha ilaysku la mid yahay 299,792,458 m/seken waana xawaaraha qiyaasta ugu dhaw dunida sababtoo ah maba jirto waxa ka dheereeya ilayska.

  • Waxaa loo yaqaanaa nidaamka alfa santuri, (Af-Ingiriis: Alpha Centauri), Waa hab ka kooban laba xiddig kan noogu dhaw xiddiga, waxa ay gaaraysaa masaafadiisa 4,34 sano ilays. Waxaa kale oo jira midka ugu dhaw xiddig lagu magacaabo Red dwarf midabkiisana waa huruud waxa uu naga fogyahay xiddigaas 4,22 sano ilays qorraxda.

Eeg sidoo kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. http://www.atlasoftheuniverse.com/12lys.html
  2. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named IAUgen