Mayl

Ka Wikipedia

Mayl

Halbeega dhererka ee Kilometer wuxuu u dhigmaa 0.62137 Mayl.

Mayl (ingiriis: Mile) waa halbeeg lagu cabiro dhererka labo meelood u dhexeeya.

Mileka astaantiisu waa mi, hal mile ayaa wuxuu u dhigmaa 1.6093444 Kilomitir. Sidoo kale, hal Kilometer wuxuu u dhigmaa 0.62137 Mayl.

Halbeega Maylka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • 1 mi = 1482.2424 Yaardi
  • 1 mi = 5278.6483 Cag (Feet)
  • 1 mi = 0.86742576 Mayl badeed