Portal:Saynis/Ma ogtahay
Appearance

- ... in Xawaaraha Ileyska uu gaarayo 300 kun Kiloomitir / seken ku dhawaad, waana ma doorsoome dhan kasta oo aad u qaybiso sida ay qabto aragtida saamiyeed?
- ... in Sano Ilays u dhiganto 9,460,730,472,580,800 mitir oo waxay gaareeysaa 9.46 tirilyan kiloomitir?
- ... in Mitochondrion (sawirka) ay tahay tan ka masuulka ah ATP walxaha ku jira unugyada?
- ... in quqaanshadu ay ka awood badan tahay Maroodiga shaqo ahaan ayana qaado karto 50 laba laabka miisaankeeda laakiin Maroodiga 10 laab miisaankiisa?
- ... in codka libaax laga maqli karo masaafo dhan 8 kiloomitir?