Category:Cilmi Fallag

Ka Wikipedia

Cilmi Fallag

Muuqaalka xidigaha koonka.
Xidigaha, Galaagsiyada iyo Meereyaasha Koonka.

Cilmi Fallag (ingiriis: Astronomy) sidoo kale loo yaqaano Cilmiga Xidigaha waa cilmiga barshada Meereyaasha, Xidigaha, dayaxaanta, Galaagsiyada iyo dhamaan Koon eeynu ku noolnahay.

Cilmi Fallaga waa qeeyb ka mid ah Sayniska oo si toos ah u sharaxa barshada Koonka.

Qofka aqoonta u leh Cilmi Falaga waxaa loo yaqaanaa Xidigisyahan (astronomer).

Taariikhda Cilmi Fallaga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qeeybaha Cilmi Fallaga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wadanada ugu fiican Cilmi Fallaga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 3 oo ah qeybaha hoose waana 3 oo dhamaantood ah.

C

M