Makemake
Appearance

Makemake (Af-Soomaali: Maakemaake, astaan:
)[1] waa duniyar oo laga dhex helo gadaasha meeraha Docay ee Bahda Qoraxdu Midaysay. Dunidan yari waa tan ugu wayn walxaha laga dhex helo "suunka kuiper" taasi oo leh 2/3 dhererka meeraha yar ee Bluto.
Dunida Makemake ma lahan wax dayax ah, waxayna leedahay heerkul aad u qaboow badan taasi oo gaadha −243.2 °C.
Qoraalo La Mid ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ JPL/NASA (2015-04-22). "What is a Dwarf Planet?". Jet Propulsion Laboratory. Retrieved 2022-01-19.