Xidig

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Xidig

Qoraxda waa Xidig

Xidig waa dab weyn oo cirka ku daadsan.Xidigta adduunka u dhaw waa Qoraxda oo energi badan siiyo Aduunka.Qoraxda waxee aduunka u jirtaa 149.600.000 km. Qof bin aadan oo xidigta u dhawaan karo majirto!!Xidigta ugu weeyn ee samada oo la ogyahay, waxaa la dhahaa VY Canis. waxeena adduunka u jirtaa 5,000 oo if sanadeed ah.Xidigaha waxaa la arki karaa habeenkii, markii ee qoraxda dhacdo.