Neefaha Waawayn

Ka Wikipedia

Neefaha Waawayn

  1. ♃ Cirjeex
  2. ♄ Raage
  3. ♅ Uraano
  4. ♆ Docay

Neefaha Waawayn (ingiriis: Gaseous Planets) kuwani waa meereyasha inta ugu badan ka samaysan isku dhisyo[1] neefo ah, sida caadiga ahna way ka wayn yihiin meerayaasha dhagaxleyda ah.

Meereyaasha noocan ahi waa kuwo aad u waawayn, isla markaana leh tiro badan oo dayaxyo ah.[2] Meerayaashan waa kuwo aad uga fog qoraxda waxayna xigaan cidhif Bahda Qoraxdu Midaysay,[3] waxaana ka mid ah: Cirjeex, Raage, Uraano iyo Docay. Meeraha Cirjeex waa kan ugu wayn dhamaan meerayaasha bahda qoraxdu midaysay.


Qoraalo La Mid ah

Xigasho

  1. ka samaysan isku dhisyo neefo ah
  2. tiro badan oo dayaxyo ah
  3. cidhif Bahda Qoraxdu Midaysay