Maroodi

Ka Wikipedia
Maroodi
Waa Maroodi afrikan dheddig ah ee Tanzania.
Xaalad xanaaneed
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylam: Dhabarley
Subfaylamka: Vertebrata
Gacalka: Naasleey
Suberdirka: Bahalafrika
Jinsiga


Maroodi (Af Ingiriis : elephant; Af Carabi : ar‎) waa xayawaan ka mid ah duurjoogta ugu xajmiga iyo qarada weeyn noolaha dhamaantiis. Waxaa lagu sheegaa in uu yahay noolaha labaad ee ugu weeyn dunidan - wuxuu ku xigaa Nibiriga - iyo kan ugu weeyn oogada dhulka.

Maroodigu wuxuu ku noolyahay meelo badan oo dunidan ah oo u badan Africa iyo qaarada Aasiya. Sidoo kale wuxuu maroodigu u kala baxaa laba nooc oo kala ah Maroodiga cad oo laga helo qaarada Aasiya iyo Maroodiga madoow oo ku dhaqan qaarada Afrika. Hadaba nooca ku nool qaarada Afrika waa mid ka xajmi iyo qaro weeyn kana foolal dhaadheer maroodiga cad ee Aasiya.

Maroodiga gabi ahaantiisba waxa uu quutaa dhirta.

PROOT : - D

Maroodi
Maroodiga Afrika

Sidoo Kale Fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]