Portal:Latin Ameerika/Sawir xul ah/6

Ka Wikipedia
Huayna Picchu
Huayna Picchu
Xuquuqda sawirka: Martin St-Amant

Machu Picchu waa goob lagu cibaadaysan jirey qarnigii 15aad iyo wixii ka horeeyay, markii dambena noqotey qubuur, taasi oo dhacda cidhifka buur dhererkeegu le'eg yahay 2,430 metres (7,970 ft) biyaha bada dushooda. Buurtani waxay ku taalaa wadanka Peru.