Portal:Qowmiyadda Soomaalida/Maqaal xul ah

Ka Wikipedia

Tirada maqaalada gogo*a ah taasoo la tirakoobay waa : 3.

Maqaalada xulka ah

tirada maqaalka

 b - w - T  

Soomaaliweyn (sidoo kale waxaa loo yaqaan Shanta Soomaaliyeed iyoSoomaali maryooleey) waa erey Juqraafi-siyaasadeed loogu yeero bed juqraafi oo leh taariikh, luqad iyo dhaqan wadajira. Soomaaliweyn waxay ku fadhidaa Ka soo billoow Badweynta Hindiya Bari ilaa Diri Dhabe Galbeed iyo Gaarisa koofur. Dhulka Soomaaliyeed waxaa jira kuwo la haysto ama ka mid noqday dalalka dariska sida NFD iyo Soomaali Galbeed oo Ingiriisku siiyay Kiinya iyo Itoobiya, iyo Jaziiradda suqadra oo boqor cusmaan ku wareejiyay Yemen).

Mararka qaar waxaa dhici karta in uu yaraado adeegsiga ereyga, Soomaali Galbeed kaasoo ah saameyn ka timid Itoobiya laguna bedelay ereyga ah Killinka shanaad ama xitaa Somaliland iyo Soomaaliya tusaale Siyaasiyiinta taasoo waxba kama jiraan ka dhigaysa sifadii ahayd Soomaaliya ee magaca meesha. Iyadoo looga dan leeyahay baabi'nta jiritaanka Qowmiyadda Soomaalida ee Gobolka kuna milmaan Itoobiya. ereyga Inta Af-Soomaaliga ku hadasha waxaa laga yaabaa in ay jirijirtay oraahdaas xilligii uu gumaystaha ingiriisku doonayay in Soomaalida lakala jerjero. Waa wax lawada ogyahay safiirkii ingriiska ee itoobiya u fadhin jiray ayaa ku soo wareegay dhulka ay degto qowmiyadda Soomaalida dabadeedna soo saaray bayaan ah in ay Soomaalidu yihiin dad isku af ah isku diin ad isku dhaqan ah isku isir ah, sidaa daraadeed waxaa ka imaan karta qatar waa in loo qaybiyaa shan.