Portal:Saynis/Hordhac

Ka Wikipedia


Saynisku waa cilmi kasta oo la xaqiijin karo, iyadoo la adeegsanayo tijaabo sayniseed. Xaqiijintiisuna kuma xirna goob, xilli, sidoo kalena sayniska iyo saynisyahanku wax xiriir ah malaha! waa wax kasta ee ku saabsan aqoon iyo dhaqan gelin:-

  • Saynis ku dhisan qeexitaan iyo ulajeeddo Sida Fiisigis
  • Mid ku dhisan Khibarad ee laga qaatay dabiicadda

Tusaale: Haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam oo Haydrojiin ah iyo Hal atam oo Ogsijiin) ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa!! maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa "biyo". saynisku waa cilmi ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay.


img_frameless
img_frameless
- Tirada maqaallada ku saabsan saysiska ee insaykolobeediyaha ilaa iyo hadda wuxay gaartay -

1

Iskudubbarid