Qabiilka Furlabe

Ka Wikipedia

Furlabe waa Qabiil ku abtirsada beesha Ciise Madoobe. Furlabe mahaa magaca saxda ah ee Qabiilka waa uun anaaneys magaca saxda ah waa Holle. Qabiilka Furlabuhu (Holle) wuxuu deegaan ahaan degaa dhamaan dhulka ciisuhuu dego waana qabiilkii dagaalka ba,an la,galay guumeystihii Faransiiska Halkaa oo ay geesiyaal badan oo Qabiilka Furlabaha kasoo joodo ay ku shihiideen. Inkaste oo uu furlabuhu hadda Djibouti maamulin hadana waxay ahaayen dadkii ugu badnaa ee halkaa lagu xasuuqay. Waxaa loo aaneeya sobobta keentay inay Furlabe ama Holluhuu ay Talada dalkaas Jabuuti qaban waayen inay Faransiska kasoo horjeeden. Halka kuwa hadda hayana ay guumeystaha Faransiiska la safnaayeen