Qansax dheere

Ka Wikipedia

Qansax dheere waa Degmo wayn oo ka tirsan Gobolka Bay ee Dalka Soomaaliya. Waxay Degmada Baydhabo u jirtaa 90 KM waxayna kaga beegan tahay Baydhabo koonfur galbeed. Qansax dhere waxey ledahay Godoomiye bulashadu ay jeceshahay magaciisu Waa Abdirizaq Abdi Ibraahim degmada wuxuu u horsedey natiijoyin wanagsan iyo wax qabad aan la haqab tiri karin

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

==Juquraafi==Degmada Qansaxdheere Jugraafi ahaan waxey ku taala dhul istaraatiji ah oo dalaq beeraha ku fcn

Beelaha ku badan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Degmada Qansaxdheere waxaa dega Beesha Geelidle, yantaar, Luwaay, hubeer, Asharaaf( Xuseyniya), oo dhammaantood ka tirsan qowmiyadda Digil & Mirifle ee Raxanweyn oo sida wayn loo yaqaano Konfurta Somalia.

Dhaqaalaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhaqaalaha degmada wuxuu ku tiirsan yahay Beeraha, Xoolaha iyo Ganacsiga, Degmadu waxaa hoos yimaada Tuulooyin fara badan waxaana kamid ah:Ismacil Abeey,Shanta Mundul, Busley, Horgooyty, May waydiyaasy, Buulo-Jadiid, Buulo-Gomor, Harery-jiroon, Buulo-jadiid, Tiirka Bandhato, Bunbeegaay, Elgeedow, Kulung-Jareer, Welmalaas, Caray Moorobusley, Buulomundul, Maayaw, Eeding-qabow, Lowa Forar, Esow, Hasan Mumin, Sarty Hogoyti Alio Mad Arale, Jafey Jiray  Buulo Haji HabaalBarbaare, korinbood, Balad Amiin Raamacadey, jimeecady, bunbeegay ufuroow, Aroos-makaay, Arooswiiny,Aawjiky, buulo sokor, oogiyaagy, gaduudydhunty,