Bardaale

Ka Wikipedia

Bardaale Waa Degmo Ka Tirsan Gobolka Baay. Degmada Berdaalo,byed Waxaa Alle ku maneestey barwaaqo rabaani ah waa degmo laba walaal dagan yihiin waa Leysaan Orsi iyo Leysaan bari waxyaabaha lagu yaqaano iyo wax soo saarkeeda waa badarka iyo digirta geleeyda iyo caanaha sidoo kale waxaa kaloo lagu yaqaanaa diinta waa ahluw diin iyo waxbarashda aqoon yaan faro badn ba ka soo baxay sida Alsayid muqtaar roobow Degmada berdaale waxaa hoos taga deegaano faro badan Tusaale waxaa ka mid ah Tosweyne, Foolfayle, Laajiya, Daaniya, Abraana, taliisa, Buula yuusuf, Tuuteese, kaayow, howlahaguud, Jafey, Qasaqlow, Boorama, iyo Tuulooyin kale, degmada rer Berdaale waxaa ay caan ku yihiin wax soo saarka, deris wanaajinta iyo Dhanka diinta oo ay meelo sarre ka marayaan, wa dad xadaari ah Qabiilka =====Leysaan waxay ka mid yihiin qabiilada ugu caqli badan dallka somalia wxad"na na dhihi kartaa inay yihiin indhaha qowmiyada ====Raxaweyn sidoo kale beesha [[[Leysaan]] wxay dagaan baydhabo bardheere bardaale ila iyo Mandheera sidoo kale waxay dagaan koonfurta dallka Ethiopia iyo waqooyi bari dallka kenya Sidoo kale Jubaland iyo KGS Bay si xoogan u dagaan Reer bardaale hadaad tahay meshaan sawir soo saar hadaada hayso sawir ka hadlaayo dagamda berdaale.