Qaxdaan
Appearance
Qaxdaan (Af Ingiriis : قحطان) waa qaxdaan bin nabi huud calyhi salaam waa aabaha carabta asalka ah wuxuu ku sii abtirsadaa saam bin nabi nuux calyhi salaam
qaxdaaniyiin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]waa qabiilooyin ku abtirsada qaxdaan waxay degaan u badan yihiin yemen iyo sucuudiga, waagii andalus (spain iyo burtuqaal) islaamku haystana aad bay u joogeen iyakoo qabiilooyin badan ah.
Faraciisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]abtiris aqoonku wuxuu carabta u qaybiyaa sadex
- carab hore caad thamuud madyan iyo camaaliq
- carab asal waana qaxdaaniyina
- carab carabowdau waana cadnaaniyiinta awoowgood baa cadnaan ah kasoo ah dhashii nabi ismaaciil cs
dhamaan waxy isugu yimaadaan saam bin nabi nuux cs