Qiyaasta dakhliga qofka
Jump to navigation
Jump to search
Qiyaasta dakhliga qofka waxaa loola jeedaa Af-Ingiriisi Per Capita waa Ereybixin Dhaqaale waxaa loola jeedaa madax kasta ama qof qof. Waana kan loogu adeegsiga badanyahay dhanka culuunta bulshada iyo tirakoobyada, sida badan waxa uu timaamaa dakhliga dhabta ah ee qof kali ah.